Dhageyso Maxaa Maanta Ka Soconaya Muqdisho Somalia?

Dhageyso Maxaa Maanta Ka Soconaya Muqdisho Somalia?

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Kulamo lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa ka bilowday Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa shaqada koowaad ee laga rabo waxaa ay tahay in uu soo magacaabo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya , kuwaa soo hogaamin doona xukuumada Soo socota.

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo kala duwan oo siyaasiyiinta iyo waxgaradka Beelaha Soomaaliyeed ee lagu rajo weyn yahay in ay helaan Ra’iisulwasaaraha ay wadaan.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY