Mowqifkii Farmaajo ee AMISOM oo Isbadalay

Mowqifkii Farmaajo ee AMISOM oo Isbadalay

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay go’aankiisa ku aadan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaalya.

Mr. Farmaajo ayaa tilmaamay in AMISOM ay door muhiim ah ka soo qaadatay jiritaanka dowladihii dalka sooray sanadihii dhawaa.

Waxa uu Madaxweynuhu uu hoosta ka xariiqay in uu la shaqeyn doono Ciidamada AMISOM isla markaana ay sii joogi doona Soomaaliya.

DHAGEYSO Maxaa Iska Badalay Mowqifkii Farmaajo ee AMISOM?

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY