DHAGEYSO: Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye oo Fariin u diray Madaxweynaha iyo...

DHAGEYSO: Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye oo Fariin u diray Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online)— Malaaqa Xamar iyo Xamar Dagye Malaaq Cali Malaaq Maxamed ayaa si kulul uga hadlay Cadaalad darada lagu hayo shacabka ku nool gobolka Banaadir.

Malaaq Cali ayaa tilmaamay in xaqii ay lahaayeen bulshada reer Muqdisho la gacan bidixeeeyay, isla markaana nidaamka Federaalka ay ku qanadsan yihiin.

Waxa uu fariin adag u diray Madaxweyne Maxamed Cabdulahaai Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo uu ka dalbaday in ay si dhaqsa ah ay ku ogolaadaan xaqa reer Banaadir.

DHAGEYSO WAREYSI:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY