DHAGEYSO: Magacyada Qabiilada Ku Dagaalamay gobolka Galgaduud

DHAGEYSO: Magacyada Qabiilada Ku Dagaalamay gobolka Galgaduud

0
SHARE

DHUSAMAREB (Garsoor Online) — Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in maleeshiyaadka labo beelood oo walaala ah ay ku dagaalameen bariga gobolkaasi.

Sida Waxgarad ku sugan gobolka Galgaduud ay noo xaqiijiyeen dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyaa maleeshiyaad ku abtirsada beelaha Ceyr iyo Duduble oo wada daga bariga gobolka Galgaduud.

Garsoor Online – Dhusamareeb

LEAVE A REPLY