DHAGEYSO: Madaxweynaha Ahlu Sunna oo Qabtay Shaqadii Farmaajo

DHAGEYSO: Madaxweynaha Ahlu Sunna oo Qabtay Shaqadii Farmaajo

0
SHARE

DHUSAMAREB (Garsoor Online) — Madaxweynaha Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa qabtay shaqadii uu lahaa Madaxweynaha Soomaaliya.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magacaabay Taliyaal Ciidan oo ay mas’uuliyadoodu laheyd dowladda Madaxweyne Farmaajo.

DHAGEYSO 

Garsoor Online — Dhusamareb

LEAVE A REPLY