DHAGEYSO: Maareeye “Sheekh Nuur Baaruud Tuug ayuu Noqonaa Haduu Madaxweyne Noqdo”

by Farah C/laahi | Monday, Mar 6, 2017 | 42 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ee xilka ka sii dagaya ayaa sheegaya in dalka uu ku jiro Xaalad aad u adag.

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hoosta ka xariiqay in Soomaaliya aysan joogin meel sahlan, isla markaana qofkasta oo hogaanka qabta uu noqonayo Tuug dhaca hantida Qaranka.

Maareeye ayaa tilmaamay in Xitaa hadii dalka Madaxweyne looga dhigo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan uu noqonayo Tuug ay dadka oo dhan ka qeyliyaan.

Maxay tahay Sababtu. DHAGEYSO Mr. Maareeye oo sharaxaya:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response