DHAGEYSO: Gabood Faladii ugu xumaa ee Xildhibaan Mahad Salaad uu ka galo...

DHAGEYSO: Gabood Faladii ugu xumaa ee Xildhibaan Mahad Salaad uu ka galo Beesha uu ka dhashay

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa qaladkii ugu weynaa kagalay Beeshiisa, waxana la ogaaday in uu iibsaday Kursaas ay ku lahaayeen dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Mahad Salaad oo kamid ah Barlamaanka 10aad ee Soomaaliya, isla markaana ka mid ah gacan yarayaashii Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada ku sugan Dalka Masar.

DHAGEYSO Warbixin ka hadleysa Gabood Faladii uu Xildhibaan Mahad u geystay Beesha uu ka soo jeedo:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY