Dhageyso: Cali Dheere oo Ka Hadlay Weerarkii Kulbiyow

Dhageyso: Cali Dheere oo Ka Hadlay Weerarkii Kulbiyow

0
SHARE

KULBIYOOW (Garsoor Online) — Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay Weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Kulbiyoow ee gobolka J/hoose.

Cali Dheere ayaa sheegay in weerarkaasi ay Jab xoogan ugu geysteen ciidamada Kenya ee ku soo duulay Soomaaliya.

Al Shabaab ayaa sheegay in inkabadan 50 askari ay ku dileen weerarkii ka dhacay Kulbiyoow oo ka tirsan gobolka J/hoose.

DHAGEYSO Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

 

LEAVE A REPLY