DHAGEYSO: Boqolaal Ruux oo Noloshooda ay Qatar Ku Jirto Hadii aan Loo...

DHAGEYSO: Boqolaal Ruux oo Noloshooda ay Qatar Ku Jirto Hadii aan Loo Gurman

0
SHARE

BAYDHABO (Garsoor Online) —  Maamulka Koofurka Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in xaalad qatar ah ay ku sugan yihiin dadka ku sugan deegaanada gobolada Bay iyo Bakool.

Mas’uuliyiinta waxa ay tilmaameen in boqolaal dad ah ay caafimaad xumo heysato kuwaasi oo u baahan gar-gaar deg deg ah.

Dad fara badan oo uu soo ritay cudurka Subanbiyoodka ayaa la dhigay Isbitaalka  Magaalada Baydhabo.

Dad badan ayaa u dhintay cudurka Shubinbiyoodka, halka kuwa kalana ay la ildaran yihiin cudurkaasi.

Hadaba DHAGEYSO Wareysi Ku Saabsan Xaalada Ka Jirta Koofur Galbeed:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY