DHAGEYSO: Ahlu Sunna oo Si La Yaab leh uga hadashay Heshiiskii Lagu...

DHAGEYSO: Ahlu Sunna oo Si La Yaab leh uga hadashay Heshiiskii Lagu Saxiixay Cadaado

0
SHARE

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii ay saxiixdeen Galmudug iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Afhayeenka Ahlu Sunna ayaa tilmaamay in taasi ay cadeyn u tahay in uu jiro rabitaan ku aadan in la mideeyo Umadda ku nool gobolada dhexe.

DHAGEYSO Wareysi:

LEAVE A REPLY