DHAGEYSO: Ahlu Sunna oo Si Kulul u weerartay Gudigga Gurmadka Abaaraha

DHAGEYSO: Ahlu Sunna oo Si Kulul u weerartay Gudigga Gurmadka Abaaraha

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlsunna Cali Baashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Guddiga Gurmadka Abaaraha aysan gargaar gaarsiin dadka ku dhibaateysan degaanada ay maamulaan Ahlusunna.

Sidoo kale Cali Baashi ayaa Guddiga ku eedeeyay in dhaqaalo loogu tala galay dadka ku sugan degaanada Ahlusunna ay meel kale marsiiyeen.

Dowladda Soomaaliya ayuu u mahadceliyay oo gaarsiisay dadka ku nool degaanada Ahlusunna gurmad.

Sidoo kale waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya ay sare u qaado gurmadka ay gaarsiinayso dadka dhiban.

LEAVE A REPLY