4 Dal oo Qeybsaday Somalia iyo Qoshe Halis ah oo socda

by Farah C/laahi | Saturday, Jan 28, 2017 | 39 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Sargaal reer galbeed ah ayaa fashilay in Soomaaliya lakala qeybsan doono si ay ugu danbeyn u noqdaan gobollada katirsan Kenya iyo Itoobiya.

Si ay hadafkooda ugaaraan ayay ka hortagayaan in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya ama Ra’isul Wasaare, sidaas darteed ayay uqorsheynayaan in Nin Daarood kasoo jeeda ay ka dhigaan madaxweynaha Soomaaliya.

Sirta la helay waxaa ku jirta in Sh Shariif uusan awood ulahaan doonin in mar kale uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya, halka Xasan Sh uu isna lumiyay kalsoonidii shacabka iyo xildhibaanada.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladaha shisheeye ay doonayaan iney ka hortagaan in Cabdi Raxmaan Baadiyow uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya, taas oo awood uyeeli karta Ururka Ikhwaanul MUSLIMIIN.

DHAGEYSO Warqadaha Sirta Ah ee La Helay:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response