Deg Deg: Xabaal wadareed laga helay Magaalada Ceelbuur

Deg Deg: Xabaal wadareed laga helay Magaalada Ceelbuur

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi laga helay xabaal wadareed.

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur oo la hadlay Garsoor Online ayaa sheegay in gudaha Magaalada lagu arkay maydadka dad badan oo Itoobiyanku dileen.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in boqolaal ay gaarayaan meydadka laga helay Magaalada Ceelbuur.

Ciidanka Itoobiya ayaa ka baxay Ceelbuur waxana hada la wareegay Al Shabaab.

LEAVE A REPLY