DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

0
SHARE

Kismaayo (Garsoor Online)—Waxaa gelinkii dambe ee maanta uu Qarax ismiidaamina ahaa ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Qaraxan ayaa sida la sheegayo waxaa fuliyay Nin soo xirtay waxyaabaha qarxa, kaasi oo isku miidaamiyay Igooys ku yaalla bartamaha Magaalada Kismaayo.

Weli lama oga halka uu ahaa ujeedka Qaraxaasi iyo sidoo kale khasaaraha ka dhashay.

Kala soco www.garsoornews.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo

 

LEAVE A REPLY