DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibadda UK oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibadda UK oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain Boris Johnson ayaa saaka socdaal lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho Sida Risaala u sheegeen Ilo lagu kalsoon yahay.

Socdaalka Xoghayaha  ayaa lagu sheegay in uu la xariiro arimo ku saabsan Abaaraha ka jira Soomaaliya iyo sidoo kale Shirka Bisha May lagu qaban doono Magaalada London.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in uu kulan kula ku qaadan doono Garoonka Aadan Cadde.

Dowladda Ingiriiska ayaa xoojisay Xiriirka ay lala leedahay dowladda Soomaaliya Sanadyadii lasoo dhaafay.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY