DEG DEG: Qaraxyo xoogan oo laga maqlay Magaalada Muqdisho

by Farah C/laahi | Monday, Mar 20, 2017 | 24 views

Muqdisho (Garsoor Online) — Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho laga maqlay Qaraxyo Xoogan oo u muuqday bam nuuca gacanta laga tuuro.

Qaraxyadan ayaa waxey ka dhaceen sida la sheegay nawaaxiga Wasaarada Gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa halkaasi kadib markii ay dhaceen Qaraxyada.

Kala soco www.garsoornews.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo.

Like it? Share it!

Leave A Response