DEG DEG: Qarax Xoogan oo Hada Ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Hada Ka dhacay Muqdisho

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay Nawaaxiga Wadda Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa waxaana la sheegayaa in lala eegtay mid kamid ah hoteelada ku yaala wadada Maka Al Mukarama.

Lama oga halka lala eegtay Qaraxa, hase ahaatee waxaa xooga uu qaraxu lahaa laga dareemay inta badan degmooyinka Muqdisho.

Wixii warar ah ee ku soo kordha halkan kala soco:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY