DEG DEG: Qarax Xoogan Goor Dhaw Ka Dhacay Hoteel Ku Yaal Muqdisho

by Farah C/laahi | Monday, Mar 13, 2017 | 43 views

Qarax xoogan ayaa hada laga maqlay Wadda Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Hoteel Muhiim ah oo ku yaal Wadda Maka Al Mukarama.

Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu yahay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay. waxana lala eegtay Hoteel Wehliye ee Magaalada Muqdisho.

Qasaaraha lama oga, hase ahatee, dhawaqa Qaraxa ayaa laga maqlay meel ka baxsan goobta ay wax ka dhaceen.

Like it? Share it!

Leave A Response