DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Qarax ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir sida ay dad goobjoogayaal ah noo xaqiijiyeen.

Qaraxa ayaa ah miino lagu soo xiray gaari, waxana la sheegay in qaraxa uu dhacay xilli gaari aysan qofna saarneyn Nawaaxiga Shaneemo Somalia ee Magaalada Muqdisho.

Lama oga qasaaraha soo gaaray dadkii ka agdhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay, waxana durbaba goobta soo gaari ciidamada Amaanka dowladda.

Sidoo kale lama oga cida lala bartimaameedsanayay qaraxa oo ahaa miino gaari lagu soo xiray.

Garsoor Online — MUQDISHO 

LEAVE A REPLY