DEG DEG: Qarax Goor Dhaw ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

by Farah C/laahi | Wednesday, Apr 19, 2017 | 40 views

Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaran iyo Mas’uuliyiin ka socda Dowladda Imaaraadka Carabta oo Marayay Agagaarka Sarkuusta ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu Weeraray qarax miino.

Qaraxa miino ayaa la sheegay in uusan Geysan wax Khasaare ah, balse waxaa naloo Xaqiijiyay in Gaari la socday Wafdiga uu Firir gaaray.

Wafdiga ayaa doonayay in ay soo qiimeeyaan Xaaladda Dadka Abaaraha ka soo barakacay ee ku sugan Duleedka Magaalada Muqdisho.

Like it? Share it!

Leave A Response