DEG DEG: MD 9aad oo Caawa Loo Doortay Soomaaliya

DEG DEG: MD 9aad oo Caawa Loo Doortay Soomaaliya

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaanada Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa Magaalada Muqdisho ku doortay Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo horay dalka uga soo noqday Ra’iisul wasaare ayaa noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya.

Farmaajo oo heysta dhalada dalka Maraykanka ayaa taageero badan ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed.

Magaalada

Muqdisho waxa laga dareemayaa dabaal dagyo aan horay loogu arag waxana la maqlayaa rasaas ay ridayaan Ciidanka dowladda oo ad u taageera Farmaajo.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY