DEG DEG: Dibadbaxyo Xoogan oo Caawa Ka Socda Muqdisho

by Farah C/laahi | Wednesday, Feb 8, 2017 | 43 views

Banaabaxyo balaaran ayaa caawa ka soconaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaana lagu soo dhaweynayaa Madaxweynaha Cusub.

Bolaal dad weynaha ayaa lagu arkayaa wadooyinka waa weyn waxana ay ku qeylo dhaaminayaa taageerada loohayo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Dadka ayaa intoo badan lagu arkayaa wadooyinka Muhiimka ah sida Wadda Maka Al Mukarama, Tarabuuunka, Duleedka Muqdisho iyo Kaaraan, Shibis iyo meelo kale.

Waxa ay dadku ku qeylinayaa in Barlamaanku uu qaatay Go’aankii saxda Ahaa.

Like it? Share it!

Leave A Response