DEG DEG: Dagaal Culus oo ka socda Degmada Qoryooleey

DEG DEG: Dagaal Culus oo ka socda Degmada Qoryooleey

0
SHARE

Qoryooleey (Garsoor Online)—Dagaalkan oo ah mid xoogan una dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xoogaga Al Shabaab ayaa waxuu ka socdaa Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose

Waxaa Dagaalkan uu yimid kadib markii Xoogaga Al Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisan Ciidan oo ku taalla Xaafada Jazeera ee Degmada Qoryooley.

Lama oga hadii uu khasaaro ka dhashay Dagaalkan maadaama uu weli halkaasi ka socdo.

Kala www.garsoornews.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo

LEAVE A REPLY