DAAWO- Wasiir hadal uu sheegay ku weyn doona Xilkiisa

DAAWO- Wasiir hadal uu sheegay ku weyn doona Xilkiisa

0
SHARE

HARGEYSA (Garsoor Online) — Cabdulaahi Maxamed Daahir Cukuse Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa qiray in Maamulka Somaliland uu yahay Gobolka Ka Mid ah Soomaaliya.

Wasiirka ayaa muujiyey in Maamulka Somaliland uu yahay Maamul Goboleed hoos taga Dowlada Dhexe ee Soomaaliya, warka Wasiirka ayaa laga hadal hayaa Somaliland iyadoo laga cabsi qabo in xilkiisa uu ku waayo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

LEAVE A REPLY