Daawo Sawirro Muujinayo Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug

Daawo Sawirro Muujinayo Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug

0
SHARE

GARACAD (Garsoor Online) — Degaanka Garacad oo hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa kamid ah meelha il qabadka leh ee dalkeena Soomaaliya.

Garacad waad deegaan xeebeed saaran badda, waxana uu soo jiidanayaa indhaha dadka dalxiisyaasha ah.

Waxaa jira meelo dhawr ah oo dalkeena Soomaaliya kamida ah kuwaasi oo bilicdooda ay aad u sareyso.

Hadaba Daawo Sawiradda Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug:

Garsoor Online — GARACAD

LEAVE A REPLY