Daawo SAWIRO Xogahaya Guud ee QM oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Daawo SAWIRO Xogahaya Guud ee QM oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Antonio Guterres iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa shir saxaafadeed ku qatay Muqdisho, waxana ay ka hadleen xaalada Abaaraha dalka.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY