Daawo SAWIRO: Mas’uul sare oo ka socday dowlada Turkiga oo Yimid Muqdisho

by Farah C/laahi | Sunday, Apr 2, 2017 | 29 views

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka  dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar.

DAAWO SAWIRO

Like it? Share it!

Leave A Response