Daawo SAWIRO: Al Shabaab oo soo bandhigay Ku Dhawaad 50 Askari

by Farah C/laahi | Saturday, Mar 18, 2017 | 83 views

MOQOLKORI (Garsoor Online) — Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay 46 ruux oo ay sheegeen in ay yihiin askar ka soo goostay Ciidanka dowladda Soomaalia.

DAAWO SAWIRO:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response