DAAWO SAWIRO: Abaaro xoogan ku dhuftay Degaanada Puntland

DAAWO SAWIRO: Abaaro xoogan ku dhuftay Degaanada Puntland

0
SHARE

Garoowe Garsoor Online) –Waxaa Degaano ka tirsan Maamulka Puntland ku dhuftay abaaro xoogan oo saameyn ku yeeshay Kumanaan qoys kuwaasi oo haatan aan waxba heysan.

Hay’addaha gargaarka ayaa sheegay in xaalad nololeed ay ka jirto Degaanada Maamulka Puntland, loona baahan yahay gargaar bini’aadannimo.

Inta u dhaxeysa 20 kun ilaa iyo 27 kun oo Xoolo dhaqato ah ayaa danta waxey ku qasabtaa in ay biyo u raadiyaan meelo aad u fog, taasina ay tahay mid aan loo dulqaadan karin sida Hay’addaha laga soo xigtay

Soomaaliya ayaa waxaa ku dhuftay abaaro xoogan, inkastoo haatan ay socdaan dadaallo kala duwan oo la doonayo in looga hortago saameynta abaarahan.

LEAVE A REPLY