Daawo SAWIRO 3sano kadib sida uu noqday Muuqaalka Ceelbuur

by Farah C/laahi | Wednesday, Apr 5, 2017 | 49 views

Magaalada Ceelbuur ee dhacda Bariga gobolka Galgaduud ayaa waxaa dhawaan ka baxay ciidanka Itoobiya.

Mudo sadax sano ah ayay gacanta ku hayeen ciidamada Itoobiya.

Magaalada Ceelbuur oo kamid aheyd magaalooyinka ugu dadka badan gobolka Galgaduud, waxana sadax sano kaddib ay u ekaatay meel aan ladagi jirin.

Xarakada Al Shabaab ayaa hada gacanta ku haya Magaalada waxana ay soo bandhigeen muuqaalka Ceelbuur.

Like it? Share it!

Leave A Response