Daawo SAWIRA Qaraxii Ka Dhacay Hoteelka Dayax

Daawo SAWIRA Qaraxii Ka Dhacay Hoteelka Dayax

0
SHARE
????????????????????????????????????

MUQDISHO (Garsoor Online) — Qarax labaad ayaa ka dhacay banaanka hore ee Hoteelka Dayax, waxana la sheegay in qaraxa ay ku dhaawacmeen wariyayaal iyo dadka kale.

Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay Garsoor Online in qaraxa danbe loo adeegsaday gaari NOHO ah oo yaalay banaanka hore ee hoteelka.

Inta la xaqiijiyay 3 suxufi ayaa ku dhaawacay qarax labaad, waxana la sheegay in uu ka mid ahaa Faarax Cabdi Warsame AP.

Wararka ayaa sheegaya in Weerarka lagu qaaday Hoteelka uu fuliyay qof nafiis hure ahaa, waxana gudaha ugalay hoteelka shan dagaalyahan.

Tira koob rasmi ah lagama hayo qasaaraha rasmiga ah ee weerarka ka dhashay.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY