Ciidamada Dowlada oo dad rayid ah ku laayey Bakool

by Farah C/laahi | Tuesday, Jan 24, 2017 | 124 views

XUDUR (Garsoor Online) — Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Duulaan ku qaaday Deegaanka Dhiil oo qiyaas ahaan 35km u jirta Degmada Xudur ayaa waxey halkaasi ku dileen ilaa iyo Shan qof oo rayid ah.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya markii ay gaareen Deegaankaasi waxey dagaal xoogan ay la galeen Xarakada Alshabab iyadoona dagaalkaasi uu geystay qasaarooyin isku jira dhimasho iyo dhaawac.

Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxammed Macalin ayaa ka warbixiyey halka uu gaarsiisan yahay qasaarooyinka Dagaalkaasi.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Xudur 

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response