Axmed Madoobe oo Si Cajiib ah uga Hadlay Farmaajo

Axmed Madoobe oo Si Cajiib ah uga Hadlay Farmaajo

0
SHARE

KISMAAYO (Garsoor Online) — Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose.

Axmed Madoobe ayaa ugu horeen hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo.

Waxa uu diray fariin ku saabsan xaalada Soomaaliya, waxana uu sheegay in loo bahan yahay in uu wax badan ka qabo xaalada dalka.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY