Askar Itoobiyaan ah oo ku dhintay Dulleedka Leego

Askar Itoobiyaan ah oo ku dhintay Dulleedka Leego

0
SHARE

Marka (Garsoor Online) — Kolonyadani  ka tirsan ciidamada itoobiya oo ku sii jeeday Magaalada Baydhabo ayaa gaari ay wateen waxaa uu kula rogmaday dulledka Deegaanka Leego,inta la ogyahay 2 Askari oo itoobiyaan ah ayaa ku dhimatay halka 8 kale ay ku dhaawacmeen Shilkaasi.

Gudoomiyaha Deegaanaka Leego Abuukar Cabdulaahi ayaa ka warbixiyey Shilkaasi.

Halkaan ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY