AMISOM oo Qabsatay Magaalada Badhaadhe

AMISOM oo Qabsatay Magaalada Badhaadhe

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Taliska Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Badhaadhe ee gobolka J/hoose.

AMISOM ayaa tilmaamay in ay Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM ay qabteen Magaaladaasi.

AMISOM ayaa sheegtay in uu jiro iska hor imaad ka dhacay Magaalada, kaasi oo waxyeelo ay ka soo gaartay ciidamadooda iyo dadka rayidka ah.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Al Shabaab oo ku aadan in laga qabsaday degmada Bahdaadhe.

Badhaadhe waa degmo muhiim ah oo dhacda gobolka J/hoose waxana bishii Janaayo ee snadkii hore isaga baxay Ciidanak Kenya iaydoo Al Shabaab ay qabsadeen.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY