Akhriso Liiska 14 Sarkaal oo Al Shabaab ay ku dileen Weerarkii Warshada...

Akhriso Liiska 14 Sarkaal oo Al Shabaab ay ku dileen Weerarkii Warshada Nacnaca

0
SHARE

Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay Liiska 14 ruux oo ay sheegeen in ay ku dileen weerarkii ay ku qaadeen Warshada Nacnaca ee Magaalada Muqdisho.

1- Gaashaanle Sare Badri Sheykh Aadan, Madaxii tababarada ee Xerada.

2- Korneel Cabdi Yare, Sarkaal ka tirsan ciidanka Military-ga

3- Gaashaanle Sare Abuukar Dheere, Sarkaal ka mid ahaa ciidanka Military-ga

4- Korneel Macalin Cabdi Kariim, Tababare Ciidan.

5- Xasan Gacmo Dheere, Gaashaanle dhexe oo ka tirsan ciidanka Military-ga.

6- Gaashaanle Dhexe Macalin Cumar, Tababare Ciidan

7- Korneel Dhiblaawe oo ka tirsan ciidanka Military-ga.

8- Gaashaanle Sare Carab oo ka tirsan Military-ga.

9- Sarkaal Magaciisa lagu soo koobay Qaam-Raam.

10- Korneel Dimuquraadi oo ka tirsan ciidanka Military-ga. (Waa Dhaawac)

11- Xuseen Yare Kabtan ciidan.

12- Laba xidigle Cabdi Xakiim

13- Laba Xidigle Axmed Nuur

14- Laba Xidigle Aaryo.

LEAVE A REPLY