Akhriso Liiska Xildhibanada u codeyn doona Xasan Sheekh

Akhriso Liiska Xildhibanada u codeyn doona Xasan Sheekh

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Musharax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ah midka ugu badan ee heysta xildhibaanada codkooda bixin doona.

Laakiin khilaaf ayaa waxa uu hareeyay tirada xildhibaanada uu heysto Musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo doonaya in xilka uu dib ugu soo laabto.

Shaki kuma jiro Xasan Sheekh uu yahay musharaxa heysta xildhibaanda ugu badan, balse su’aasha ayaa ah imisa Xildhibaan ayuu heystaa?

Garsoor Online ayaa isku day-day in ay wax ka ogaato arrintaasi, waxana ay soo heshay Magacyada xildhibaanada lagu kalsooni qabo in ay codkooda siin doonaan Xasan Sheekh.

Hadaba Akhriso Magacyada 57 xildhibaan oo isugu jira labada Aqal oo kamid ah 130 xildhibaan oo uu heysto Xasan Sheekh Maxamuud.

Liiskan waxaa ka soo dhexmuuqday xildhibaano caan ku ah siyaasada Soomaaliya.

Senator Muuse Suudi Yalaxoow

Senator Cusman Maxamuud Dufle

Senator Cabdulahi Sh Ismaciil Fartaag

Senator Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey

Senator Jawaahir Axmed Cilmi

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Senator Zamzam Dahir Maxamuud

Senator Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari)

Senator Maxamed Cismaan Dhagajuun  – Xawaadle

Senator Maxamed Xuseen Raage – Xawaadle

Senator Maxamed Amiin Sh. Cismaan –  Harti Abgaal

Senator Naciima Ibraahim Sheekh –  Gaaljecel

Senator Xuseen Cali Xaaji Cabdalla – Raxanweyn

Xildhibaan Faarax Sheekh Abdulqaadir

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowaa

Xildhibaan Cabdulqadir Gaafoow Maxamuud

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed

Xildhibaan Max’ed C/laahi Nuux

Xildhibaan Sahra Cumar Maalin

Xildhibaan Maxamed Axmed Abtidoon

Xildhibaan Saabir Nuur Shuriye

Xildhibaan Ubax Tahlil Warsame

Xildhibaan Ikran Aden Absuge

Xildhibaan Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac

Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim

Xildhibaan Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim

Xildhibaan Qaasim Maxamed Jamac .

Xildhibaan Duniyo Maxamed Cali

Xildhibaan Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone)/Xawaadle/ Cabdalla Samatali

Xildhibaan Samiiro Xasan Cabdulle/Xawaadle (Yabar Dige)

Xildhibaan Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) Hilibi Dalondole

Xildhibaan Farxiyo Maxamud Dhaqane/Ujeejeen

Xildhibaan Cismaan Maxamed Cabdi Daalo/Ujeejeen

Xildhibaan Cabdulahi Maxamed Nuur/ Abgaal/Agonyar

Xildhibaan Maxamed Abukar Islow/Abgaal/Owbakar

Xildhibaan Mino Xasan Shibis/Abgaal/Celi Cumar

Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi /Galjecel/Abtisame

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow/Gaaljecel/Caafi

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig

Xildhibaan C/llahi Yuusuf Alankey

Xildhibaan C/raxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere)

Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Siraaji

Xidlhibaan Sahro Xaaji Xussen

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cismaan

Xildhibaan Maxamed Cali Magan

Xildhibaan Daleys Xasan Aadan

Xildhibaan Ibraahim isaaq Yaroow

Xildhibaan Daahir Cabdi(Dr.GO)

Xildhibaan Shariif Max’ed Cabdalla

Xildhibaan Idiris Abdi Taktar

Xildhibaan Isgoowe Deerow Isak

Xildhibaan Safia Hassan Noor

Xildhibaan Hassan Ali Mohamed

Xildhibaan Mohamed Jama Mursal

Xildhibaan Mohamud Moalim Yahya

Xildhibaan Sheikh Shaacir Mohamed

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY