Akhriso 6 Musharax oo War ka soo saaray Xiisada ka taagan Galmudug

by Farah C/laahi | Wednesday, Jan 18, 2017 | 93 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Ku dhawaad 6 Musharax oo kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaalada ka taagan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Galmudug.

Musharaxiintan oo dhamaantood ka soo jeeda Galmudug ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhowaro dastuurka Maamulkaasi.

Akhriso warka ay soo saareen Musharaxiinta:

Garsoor Online — MUQDISHO

Like it? Share it!

Leave A Response