Akhriso 13 qof oo Doonaya Xilka Ra’iisul Wasaaraha

by Farah C/laahi | Saturday, Feb 11, 2017 | 24 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa laga sugayaa in uu soo magacaabo Ra’iisul wasaare Cusub.

Ra’iisul wasaarahaasi waxa uu ka imaadoon mid kamid ah Beelaha Hawiye sida ku cad waxqeysiga soo jireenka ah ee Soomaalida.

Magacyada xubnaha laga hadal haayo Muqdisho iney u sharaxan yihiin xilka Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia (Hadaba Yaa ugu macquulsan liiskan ?)

1-Axmed Macalin Fiqi (Xildhibaan iyo Xogyaha Daljir)
2-Xasan Macalin (Xildhibaan iyo Gudoomiyaha Daljir )
3-Abshir Bukhaari (Xildhibaan iyo G/xigeenka Aqalka Sare)
4-Jabriil Ibrahim Abdulle (Musharax madaxweyne 2017)
5-C/qaadir Cosoble (Musharax madaxweyne 2012 iyo 2017)
6- C/raxmaan Baadiyoow (Musharax madaxweyne 2012 )
7-Axmed Cabdisalaan Xaji Aadan (Wasiir Hore )
8-Prof Culusoow (Musharax madaxweyne 2017)
9-C/naasir Abdulle Maxamed (Musharax madaxweyne 2017)
10-Yuusuf Garaad Cumar (Danjiraha Somalia ee UN-ka)
11-Prof C/nuur Sh Maxamed (Wasiir hore )
12-C/raxmaan Ceynte (Wasiir Hada)
12 Daqare (Farmaajo Team)
13-C/raxman Cabdishakur (Musharax Madaxweyne iyo Wasiir Hore)

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response