AKHIRIS Liiska Golaha Wasiirada Cusub oo si hordhac loo helay

by Farah C/laahi | Wednesday, Mar 8, 2017 | 64 views

Muqdisho (Garsoor Online) – Shabakada Wararka Garsoor Online ayaa si hordhac ah u heshay Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Beesha Dir

  1. Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )
  2. Yusra Abraar ( Godo-Biirse)
  3. C/qaadir sh Cali Vaqdadi ( Dir , Reer Awsaciid)
  4. Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)
  5. Maxamed Cali Xagaa ( Ciise)
  6. C/caziiz Yuusuf (Surre)

Beesha Daarod

  1. Cali Xaji Warsame ( Majerten , Cumar Maxmuud , Reer Mahad )
  2. Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane ( Ogaden , Cawlyahan)
  3. Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
  4. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )
  5. Zahra Qoorsheel (Warsangeli )
  6. C/raxmaan Cabdulle (Awrtable)

Beesha Hawiye

  1. Khadiija Cosoble Cali ( Abgaal , Harti , Warsangali )
  2. Dr Abdinur Sh Maxamed ( Xawadle )
  3. C/xakiin Macallin Axmed ( Habargidir , Ceyr )
  4. Mohamed Mukhtar Ibrahim (Gaaljecel)
  5. Yuusuf Black (Hawiye Gugundhabe Jijeelle)
  6. C/ raxmaan Dheere (Shiikhaal Qudub)

Beesha Digil & Mirifle

  1. Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )
  2. Cabdixakin Xaji Faqi ( Digil / Dabare)
  3. Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )
  4. Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )
  5. Maxamed Adam Fargeeti (Mirifle Disoow)
  6. Samra Ibrahim (Mirifle Geledle)

Beesha Shanaad

  1. Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi )
  2. Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
  3. Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
  4. C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
  5. Maryan Qaasim (Kulmis)
  6. Maryan Aweys ( Jareerweyne)
Like it? Share it!

Leave A Response