Afhayeenka Barlmaanka Galmudug oo u jawaabay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre

by Farah C/laahi | Sunday, Mar 26, 2017 | 32 views

CADAADO (Garsoor Online)— Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ka jawaabay dalabkii Ra’iisul wasaaraha ee ku aadana in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response