90 Xildhibaan oo Mowshin Kawada Madaxweyne Shariif Xasan – DHAGEYSO

by Farah C/laahi | Wednesday, Jan 18, 2017 | 67 views

BAYDHABO (Garsoor Online) —Ku dhawaad 90 xildhibaan oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa mooshi lagu ridayo madaxwaynaha maamulkaas ka wada magaalada Baydhabo.

Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay madaxwaynaha maamulka koonfur galbeed in uu dayacay howlihii maamulkaas ee laga doonayay in uu qabto, taa badalkeeda uu ku milmay  howliha doorashooyinka dalka.

Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka dhawaajiyay in an indhaha laga qarsan siyaasada madaxwayne Shariif Xasan oo ay tilmaameen in ay mid uu ku hilmaamay howlihii maamulka koonfur galbeed.

Maxamuud Cabdi Cali oo ah Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya aya ka hadlay Mowshinka ay wadaan.

Garsoor Online — BAYDHABO

Like it? Share it!

Leave A Response