Maraykanka oo loo ogolaaday in uu Somalia uu ka dhigo Ciraaq iyo Afganistan oo kale

by Farah C/laahi | Wednesday, Apr 5, 2017 | 70 views

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa Dowlada Mareykanka u saxiixay in duqeyno ay ka fuliso wadankeena Somaaliya.

Saxiixa Madaxweyne Farmaajo oo ah mid lagu fududaaday waxaa horay u diiday Madaxweyne Xasan Sheekh maxaa yelay Mareykanka waxaa suurta gal ah in uu dalka ka dhigo sida wadamada siiriya,iraaq,Afganistaan,liibiya & Yaman islamarkana uu dhibaateyo dad rayid ah.

Mareykanka waxa uu duqeyn donaa meel kasta oo Alshabaab lagu sheego ee ma duqeyn dono meelo gaar ah marka waxaa suurta gal ah in ay wax yeelo gaarto dad badan oo rayid ah.

Halkan hoose ku dhufo si aad cadeynta u aragto:

http://abcnews.go.com/Politics/usmilitary-now-authorized-conduct-offensive-airstrikes-somalia/story?id=46475314

Like it? Share it!

Leave A Response