Video: Senator Abshir Saacidaha Dan-yarta

by Farah C/laahi | Wednesday, Jan 25, 2017 | 81 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Senator Abshir Axmed Maxamed, Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ah mudanaha kali ah sameeyay talaabo aan hore looga baran Mas’uuliyiintii hore.

Mudane Abshir ayaa taageero dhankasta ah u fidiyay dadka dan yarta ah ee ku nool deegaanadii laga soo doortay.

Daawo Video Muujinaya Waxqabadkii ugu Horeeyay ee Senator Abshir Axmed Maxamed:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response