Wasiir Saciid Siyaad Shirwac oo Dar-daaran dhaxalgal ah u diray Dhalinta Somaliyeed

by Farah C/laahi | Wednesday, Sep 6, 2017 | 134 views

Cadaado (GarsoorNews) — Saciid Siyaad Shirwac, Wasiirka Maaliyada Galmudug ayaa dar-daaran daxalgal ah u diray Dhalin-yarada Soomaaliyeed.

Wasiirku waxa uu sheegay in dhalinyaradu ay yihiin kuwa iska leh dalkaan, loona baahan yahay in ay u istaagaan wax u qabashadiisa.

Daawo Hadal Qiiro leh oo uu jeediyay Wasiir Saciid Siyaad Shirwac:

Contact us: Garsoornews1@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response