Maxaa sababay in kolsoonidii iyo taageeradii shacabka uhayeen madaxweyne farmajo iney lunto?

by Farah C/laahi | Friday, Dec 22, 2017 | 75 views

Farmajo waxuu lahaa taagerro badan markii ladoortay balse wax walibo wey is badaleen markuu magacaabay qeyre oo laheyn aragti iyo qibrad lagu maamulo wadan somaliya oo kalaa Farmaajo waxuu sameeyay inuu faraha oga qaado howlaha xukuumada inuu maamulo kheyre balse taas waxey sababtay inuu khere Oo laheyn qibrad badan inuu usoo jiido farmaajo mucaarado xoogan oo oga imaaneyso dhinacyo badan oo kala duwan
Kheyre oo laga sugaayay inuu kayimaado dowlad wanaag iyo xasilooni ayaa taas badalkeeda uu layimid dhacdooyin qalqal galiyay dowlada farmaajo waxaan kamid ahaa
1.weerarkii bariire ee lagu xasuqay shacabka
2.weerarkii mamul gobaleed yada ayadoo la’deegsanayo hantidii qaranka
3.beegsiga beelo awood xoogan kuleh muqdisho
4.caburinta siyaasiin mucaaradka aan hubeesneen
5.weerarkii siyaasiga misaanka weyn leh ee c/raxman c/shakur warsane
6.dhiibistii qalbi dhagax ee itoobiya
Dhacdooyinkas is biirsaday ayaa sababtay in farmaajo uu lumiyo taageero badan
Madaxwene farmaajo oo arkay inuu qalqal kujuro kursigiisa ayaa dhacdooyinkaas qaar kamid ah xaliyay balse kuwa kamid ah ayaa wali taagan ey ugu weyntahay weerarkii
CC warsame
Madaxwene farmajo maantay waxaa heysto wareer xoogan iyo mooshino kusoo socdo
Tasoo sababteda uu lahaa qeyre
Dowlada oo halsano kudhow waxqabadkii laga sugaayay waxuu noqday
1. sawiro iyo xafalado bilaa micno ah
2.Facebook iga soo amaan
3.hebel facebook ka caay
4.faan iyo been
Hadaba aqristoow malajogaa xiligii uu farmaajo iska badali lahaa qeyre ?

W/Q Barqad Juneen

Like it? Share it!

Leave A Response