Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka soo horjeestay Go’aanka Dowlada ee Khaliijka

by Farah C/laahi | Friday, Sep 22, 2017 | 202 views

Muqdisho (GarsoorNews) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka soo horjeestay go’aanka dowlada ay ka qaadatay Khilaafka Wadamadda Khaliijka.

Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu taageersan yahay in lala safto dowladdaha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa uu dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay ka laabtaan go’aankii hore ee dhex dhexaadnimada ahaa.

Like it? Share it!

Leave A Response