Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka

May 16, 2017

AMSTERDAM (Garsoor Online) — Aqoonyahanka Maxamed Muuse Guuleed ayaa ka warbixiyay taariikhda 15 May Maalinta dhalin yarada Soomaaliyeed. Maxamed Muuse Guuleed ayaa wareysigaan ku soo bandhigay Taariikh qarasooneed oo ku saabsan 15 May. DHAGEYSO Wareysiga oo Dhameystiran: http://garsoornews.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxamed-Muuse-Guuleed-.mp3 Garsoor Online — Amsterdam ...

May 14, 2017

BALADWEYNE (Garsoor Online) — Ciidamada Itoobiyaan ah oo ka yimid dalka Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in dad rayid ahaa ay ku digeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Cabdiraxmaan Maxamed Guure oo ah xubin ka tirsan Golaha deegaanka Gobolada Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in dhawr deegaan ay Ciidanka Itoobiya ku dileen in kabdan 10 ruux. Waxa...

March 6, 2017

JOWHAR (Garsoor Online) —  Xildhibaanada Barlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa wali cadaadis saaraya Madaxweyne cosoble oo horaan soo magacaabay Gole wasiiro oo mucaarado xoogan la kulmay. Madaxweyne Cosoble ayaa diiday in uu dib ula laabto ama uu wax ka badalo Liiska Golaha Wasiirada ee uu soo magacaabay. Ku dhawaad 45 xildhibaan ayaa wada mooshin ka dhan ah Madaxweynaha...

February 15, 2017

GAALKACYO (Garsoor Online) — Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay dul hee-haabayaan Magaalada Xarar-dheere ee gobolkaasi. Dadka deegaanka ayaa u sheegay Garsoor Online in diyaaradahaasi ay Magaalada ku daadiyeen warqado digniin ah oo ay u dirayaan shacabka ku dhaqan Magaalada. Warqadaha ay diyaaraduhu daadinayaan ayaa waxaa ku...

February 3, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ee ICJ ayaa shalay go’aamisay in la guda galayo dacwada ku saabsan muranka badda ee u dhexeeyay Kenya iyo Soomaaliya. Soomaaliy ayaa ku doodeysa in Kenya ay xoog ku qaadatay dhul badeed ay Soomaaliya sharci u lee dahay, waxana ay maxkamadu dhageysan doontaa doodadah ay qabanaan labada dhinac. Abuukaate...

February 2, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — 8 Musharaxa ayaa maanta Barlamaanka Khudbad ka jeedin doona, waxana ay uga hadli doonaan barnaamij siyaasadeedka ay wataan. Hadaba waa kuwan 8 musharax: Axmed Maxamed Cabdi Zakariye Maxamud Xaaji Cabdi Bashiir Gaare Shiiraar Jabriil Ibrahim Cabdulle Xasan Sheekh Maxamuud Saciid Cabdulahi Dani Prof Saciid Ciise Maxamuud Shariif Sheekh Axmed http://garsoornews.com/wp-content/uploads/2017/02/X.mp3 Garsoor...

January 25, 2017

BADHAADHE (Garsoor Online) — Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah kuwa Midowga Afrika ee Amsiom ayaa dad rayid ah waxaa ay ku dileen Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada hoose ka dib markii Weerar duulaan ah ay ku qaadeen halkaasi. Korneyl Adan Rufle oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolada Jubbooyinka ayaa ku eedeeeyey kolonyada Kenya in dad shacab ah islamarkaana...

January 25, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Musharax Maxamed Cali Nuur Ameriko oo ka mid ha Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtanimo ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey Magacaabistii Gudiga Doorashooyinka Madaxtanimo ee Dalka kuwaasi oo qaban qaabinaya Doorashada Madaxtanimo ee Soomaaliya. Cali Ameriko ayaa bogaadiyey ansixintii Barlamaanaka ee lacagaha Mushharaxiinta laga qaadayo...

January 24, 2017

XUDUR (Garsoor Online) — Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Duulaan ku qaaday Deegaanka Dhiil oo qiyaas ahaan 35km u jirta Degmada Xudur ayaa waxey halkaasi ku dileen ilaa iyo Shan qof oo rayid ah. Ciidamada Dowlada Soomaaliya markii ay gaareen Deegaankaasi waxey dagaal xoogan ay la galeen Xarakada Alshabab iyadoona dagaalkaasi uu geystay qasaarooyin isku jira dhimasho...

January 24, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Dr. Nuur Faarax Jimcaalle Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa si dadban ugu jawaabay Musharax Sheekh Shariif iyo qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxtanimo ee Soomaaliya. Musharaxiintan ayaa maalmihii la soo dhaafay ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in dhaqaalaha Dowlada uu u isticmaalayo ololahiisa Doorashada dalka. Hanti...

January 24, 2017

BAYDHABO (Garsoor Online) — Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saxiixday Mooshin Xilka looga qaadayo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaan Macaln Bare oo ka Mida ah Xildhibaanada Maamulkaasi, islamarkaana ah Wasiirka Diinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Xildhibanada Koonfur Galbeed loo diiday in kulan ku yeeshaan...

January 23, 2017

Wareysi: Sheekh Shariif oo Bixiyay Wareysi uu uga hadlayo Xaalada Siyaasada dalka ...

January 23, 2017

Xildhibaanada qarankow Dhurwaaga Dhulkeena Ka Soo Dhiciya Shisheeyuhu Midnimada Shacabkuu Burburkeeda Curiyaa Shisheeyuhu Midnimada Islaanimada Iyo Soomaalinimaduu Dhaqanrogaa Shisheeyuhu Qowsaaruu U Adeegsadaa Iskhilaafinta Shacabka Shisheeyuhu Dagaalada Sokeeyuu Dalka U Abaabulaa Shisheeyuhu Dalkuu Ka Qixiyaa Dadkiisa Waxgaradkaa Shisheeyuhu Shacabkuu Ku Maaweeliyaa...

January 14, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Natiijadii ka soo baxday Doorashadii Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya waxa ay abuurtay jawi siyaasadeed oo ka badan kuwii hore. Marka la eego sidii lagu doortay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Afhayeenka Golaha Shacabka iyo labadiisa ku xigeen waxa muuqanayay in tartan adag la filan karo doorashada soo aadan ee Madaxweynanimada. Laakiin waxa...

January 13, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Beesha Caalamka ayaa walaac xoogan ka muujisay murun siyaasadeedka u dhaxeeya Gudoomiyaha Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubnaha golaha deegaanka Galmudug. Saaxiibada Soomaaliya ayaa sheegay in murunkan Siyaasadeed uu sababay in xubnaha Golaha Deegaanka Galmudug ay u codeeyaan in xil ka qaadis lagu sameeyo Gudoomiye Cabdikariin...

January 13, 2017

BALADXAAWO (Garsoor Online) — Inta badan Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa cabasho ka muujiyay dhaqaalaha ku baxa Arooskooda oo ay sheegaan in uu yahay mid aad u badan. Hadaba Maamulka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa gaaray go’aan ay ku xadeynayaan dhaqaalaha Rasmiga ah ee laga qaadayo dhalin yarada marka ay aroosayaan. Gudoomiyaha degmada Baladxaawo ayaa...

January 13, 2017

NEW DELHI (Garsoor Online) — Jilaaga reer Hindiya ee Sunil Shetty oo Soomaalidu u taqaan (Balwaan) ayaa wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC. Sunil Shetty ayaa wax laga weydiiyay waxa uu ka yaqaan Soomaalida iyo in uu ogyahay in taageerayaal badan uu ku dhex leeyahay. Waxa uu sidoo kale ka hadlay Jilaaga Soomaalidu u taqaan Balwaan xaalada Soomaaliya isagoo...

January 13, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynanimo ee Soomaaliya ayaa sheegay in doorashadii shalay dhacday ay bilaw u tahay Isbadal Soomaaliya ka dhici doona. Tarsan ayaa tilmaamay in Xildhibaana Soomaaliya ay muujiyeen karti dheeraad ah iyo tixgalinta rabitaanka Umadda Soomaaliyeed. Waxa...

January 12, 2017

TOOS U DAAWO DOORASHADA KUXIGEENADA GUDOONKA BARLAMANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA. ...

January 12, 2017

GAROOWE (Garsoor Online) — Gudoomiyaha Gobolada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay waxqabadka maamulkiisa sanadkii tagay ee 2017ka, waxana uu sheegay in waxbadan uu u qabsoomay isaga iyo xogheynada la shaqeeya. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamay in ay guul weyn ka gaareen la dagaalanka Argagixisada, isagoo ku faanay in ay fashiliyeen falal...

January 10, 2017

NIAROBI (Garsoor Online) — Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo bixiyay Wareysi Gaar ah ayaa sheegay in Markasta ay xil iska saran ilaalinta dadk Rayidka ah ee ku nool Soomaaliya. Sheekh Cali Dheere oo Wareysigan lagu weydiiyay Su’aalo badan ayaa waxa uu ka hadlay farqiga u dhexeeya Muslimiinta Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya ee Al...

January 9, 2017

ZURICH (Garsoor Online) — Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka C.Ronaldo ayaa waxaa loo doortay weeraryahanka kooxda isagoo abaalmarintan ka dulqaaday ciyaaryahanada kala ah Griezmann iyo L.Messi Weeraryahanka Kooxda Real Madrid ayaa mar kale noqday ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka xili uu isla sanadkan ku guuleystay  xidiga Aduunka ee abaalmarinta France Magazine...

January 9, 2017

DHUS-MAREEB (Garsoor Online) — Maamulka Ahlusunna ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi waxa ay u magacaabeen Saadaq Sheekh yuusuf Direed oo maanta laga qaaday xilka Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi. Warbaahinta ayaa maanta horey u sii saadaalineysay in Saadaq Sheekh yuusuf Direed uu noqon doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Ahlusunna. Xildhibaanada Baarlamaankan...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madxaweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay garoonka  diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Maamulka HirsChabeelle, Xili uu ka soo noqday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee uu howlo shaqo  ku tegay. Mudane...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo  Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Khudabadaha Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo shalay bilaabatay ayaa maanta la soo gaba...

January 9, 2017

BOOSAASO (Garsoor Online) — Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwalli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay degmada Qandala ee gobolka Bari, oo lagala wareegay kooxda Daacish. Wafdiga madaxweynaha maamulka Puntland oo ay kamid ahaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa safarkooda wuxuu ahaa mid si weyn loo hadal hayay labadii maalin ee...

January 9, 2017

DHUS-MAREEB (Garsoor Online) — Madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee goboladda dhexe ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mid kamid ah madaxweyne ku xigeenada maamulkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ayaa waxaa lagu shaaciyay in xilkii laga qaaday Saadaq Sheekh Yuusuf oo kamid ahaa madaxweyne ku xigeenada maamulkaasi. Muxidiin Cali Jimcaale...

January 9, 2017

BALADWEYNE (Garsoor Online) — Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay Guddoomiyaha degmada Baladweyne, Guddoomiye kuxigeenka degmadaasi iyo Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan, sida ay SONNA u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Guddoomiyaha Degmada Baladweyne ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim halka Guddoomiye...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ahna Musharax u traagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu maanta xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbad uu uga hadlayay wax qabadkiisa hadii la doorto. Prof. Ibi oo jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabaneysay...