Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka

June 22, 2017

MOGADISHU – (Garsoor Online) — At least seven people have been when suicide car bomb explosion hit a police station in Mogadishu. Thursday’s blast also wounded 12 others including 2 women and regional minister of youth, policeman Hussein Mohamed said. He says the police building and other civilian vehecles were destroyed by the blast. The armed group...

June 21, 2017

People are staring at Halima Aden, and it’s for one of two reasons: She’s dressed very differently from everyone else at this New York City restaurant, and she’s stunningly beautiful. The people gawking at the model include a family in matching pastel-blue sweaters, a jet-lagged Italian couple, and a bevy of thin blondes swaddled in Mansur Gavriel accessories. And...

June 21, 2017

U.N. Refugee agency special envoy Angelina Jolie marked World Refugee Day on Tuesday at a Kenyan home housing refugee girls who fled unaccompanied or split from their parents while fleeing conflict. The Hollywood star visited at least 20 of girls in a safe house in the Kenyan capital, Nairobi. They had fled conflict in the Democratic Republic of the Congo, South Sudan,...

June 21, 2017

After Saudi Arabia broke off relations with Qatar on June 5, Riyadh made clear it wanted nothing to do with its tiny Arab neighbor. Trade is cut off, planes headed to Qatar can’t fly through Saudi airspace, and now, even Qatari camels in Saudi Arabia must go. After the deportation order was handed down, thousands of camels were trapped at the border for days with little...

June 21, 2017

Saudi Arabia’s King Salman has appointed his son, Mohammed bin Salman, as heir, in a major reshuffle announced early on Wednesday. A royal decree removed Crown Prince Mohammed bin Nayef, a 57-year-old nephew of the king, as next-in-line to the throne and replaced him with Mohammed bin Salman, 31, who was previously the deputy crown prince. According to the official...

June 20, 2017

A US fighter jet shot down an Iranian-made drone believed to be armed and within firing range of American troops in southeastern Syria on Monday, CNN reported. An official said it was taken out because it was “assessed to be a threat,” the cable news network reported on Tuesday. A US F-15 jet downed the drone near al-Tanf, an outpost close to the Syria border with...

June 19, 2017

The United Kingdom has announced a £ 60 million (about $77 million) aid package to Somalia to combat the drought gripping the Horn of Africa. The announcement was made by the Britain’s foreign aid minister, Priti Patel, during a visit to Mogadishu where she met with Prime Minister Hassan Ali Khayre to discuss the humanitarian situation. “I have today announced that...

June 18, 2017

Over the last 2 years photographer Nichole Sobecki and journalist Laura Heaton have documented the devastating impact of climate change on one of the most unstable places in the world, Somalia. Their reporting appears in Foreign Policy magazine in an article titled “Somalia’s Land is Dying. The People Will Be Next.” What they found is summed up by Somali-American...

June 17, 2017

MOGADISHU – Shabaab, al Qaeda’s branch in East Africa, has published a series of photos from last week’s raid on a military camp in the semi-autonomous region of Puntland in northern Somalia. The photos detail both the attack and the destruction left on the Puntland military camp, which does not appear to have been well fortified. The jihadist group claimed last...

June 17, 2017

MOGADISHU – It may well be the image linked to the June 13 Pizza House attack that will linger in many minds for years to come. A young lady in pain bleeding as an equally distressed young man carried her to safety. Some few minutes ago Iftin Mahdi the young lady were having an Iftaar dinner to break their fast with her two sisters Imaan, Iftaah amd an aunt. But this...

June 14, 2017

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya labada bulsho ee walaalaha ah iyo sidii ay Sudan iyo Soomaaliya u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay...

June 14, 2017

Wasiirka Wasaaradda Gaanshaadhiga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa VOA u sheegay in dhalinyaro ka badan 50 ay isku dhiibeen Ciidamada dowladda Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in dhalinyaradaasi ay isasoo dhiibeen tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo uu ku dhawaaqay in cafis loo fidyay dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab. Waxaa uu tilmaamay in dhalinaradaasi...

June 13, 2017

Hassan Sheekh Abukar (Garsoor Online) — Mowqifka dhex-dhexaadnimada ah ee Soomaaliya ay ka qaadatay Xiisada Wadamada Khaliijka ka dhexeysa waxay dalka Geeska Afrika dhaca ku keeni kartaa Mushkilad kale oo daran, hadii aan xal deg deg ah loo helin khilaafkaas. Go’aanka dhex-dhexaadnimada ah ee ay qaadatay Soomaaliya, Sacuudiga iyo Xulafadiisa waxa ay u fasirteen in...

June 13, 2017

Urur Goboleedka IGAD,ayaa wakiil cusub u soo magacaabatay Soomaaliya Sida lagu xusay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Ururkaasi ee ku saabsanaa Shirkii IGAD ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyay. Wakiilka cusub ee lasoo Magacaabay Soomaaliya waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo, waxaana uu xilkaas kala wareegay Maxamed Cabdi Afeey. Magacaabista ayaa timid ka dib markii...

June 13, 2017

Wasiiro ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa hadda shir uga socdaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Shirkaan ayaa shir horudhac u ah waxaa shalay lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta dowlad goboleedka Galmudug. Waxaa Shirkaan ka qeyb galay Wasiiro ay ka mid ah yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Maxamed Xayir Nuur iyo Wasiirka degaanka...

June 13, 2017

Xarunta Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa maanta waxaa ka qabsoomay kulan ajandihiisa uu ahaa in xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ay ka doodaan arrimaha maamulka. Xildhibaanada ayaa intii ay ku guda jireen kulankooda waxa ay sheegeen in ay shaqo joojin ku sameeyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, kadib...

June 12, 2017

Addis Ababa (Garsoor Online) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kherye ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Xasan Cali Kheyre ayaa halkaa uga qeybgali doona Shirka Urur Goboleedka IGAD, isagoo la kulmi doona Madaxda wadamada ka soo qeybgalaya. ...

June 12, 2017

Abdi M Ismail (Garsoor Online) — Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawaan kulan uu la yeeshay Wasiirka Warfaafinta Yariisow kala hadlay arinka Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq Bahlaawi. Madaxweynaha ayaa Yariisow ka dalbaday inuu keeno Cadeymo ku filan oo ku saabsan wixii uu ku eedeeyey Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq Bahlaawi ee ahaa...

June 12, 2017

GAROOWE (Garsoor Online) — Wafdi Wasiiro ah ayaa saaka ka ambabaxay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland , kuwaa soo hadda kusii jeeda degaanka Afurur oo dhawaan lagu laayay Ciidamo ka tirsan Puntland. Wasiiradaan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Amniga , Wasiirka Gadiidka , Wasiirka Beeraha iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland. Wasiiraddaan ayaa ah...

June 12, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxaa la sheegay inuu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Caadil Al-Juber, iyagoo la kulmi doona Madaxda dowladda Soomaaliya. Mr Jubeyr...

June 11, 2017

Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi ayaa lagaga hadlay weerar lagu qaaday saldhig tababar oo ururka Al-Shabaab ay ku lahaayeen meel u dhow degaanka Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalkan ay fuliyeen ciidamada Soomaalida ee sida gaarka ah u tababaran oo taageero...

June 11, 2017

Hormar balaaran ayaa laga dareemayaa Dekada Magaalada Kismaayo ee Koofurta Soomaaliya. Daawo Sawiro uu halkaa ka soo qaaday Cabdiraxiin Caylaawe: ...

June 11, 2017

Bariga Dhexe balaayada ka soo socota ma ahan wax go’aan deg deg ah laga gaari karo. Carabi ehel uma ahan Soomaalida, haddana waa dad aan wadaagno diin iyo dhaqan. Anigu ma aaminsani inaan dhalasho wadaagno, in kasto derisnimadu ay dhalin karto kala guursasho. Sidaas oo ay tahay ayeey wadamada carabtu yihiin kuwo lagama maarman u ah danta guud ee dalka iyo dadka....

June 10, 2017

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas’uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra’iisul Wasaaraha iyo Dhismihii...

June 10, 2017

Maxamed Yuusuf iyo Nasra Cabdi ayaa ugu dambayn isku guursaday xaafadda Xamarta ee magaalada Burco ka dib markii ay Nasra dhammaysatay sannad iyo lix bilood oo xadhiga ah oo ay ku qaatay xabsiga dhexe ee Burco halka Maxamed-na uu ka soo laabtay safar uu 3 sanno oo bad iyo barri leh kaasi oo uu ugu sugnaa dalal afrika iyo Yurub ka mid ah . Nasra ayaa xadhiga ku mutaysatay...

May 16, 2017

MANDERA (Garsoor Online) — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar xooggan oo Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen degaanka Cumar Jillo oo ka mid ah degaanada oo hoos yimaada Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Degaanka la weeraray ayaa 16 Km u jira Magaalada Mandera. Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegeen in dableyda hubeysan...

May 16, 2017

AMSTERDAM (Garsoor Online) — Aqoonyahanka Maxamed Muuse Guuleed ayaa ka warbixiyay taariikhda 15 May Maalinta dhalin yarada Soomaaliyeed. Maxamed Muuse Guuleed ayaa wareysigaan ku soo bandhigay Taariikh qarasooneed oo ku saabsan 15 May. DHAGEYSO Wareysiga oo Dhameystiran: http://garsoornews.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxamed-Muuse-Guuleed-.mp3 Garsoor Online — Amsterdam ...

May 16, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran. Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo. Shacabka...

May 15, 2017

DHUSAMAREB (Garsoor Online) — Madaxweynaha Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa qabtay shaqadii uu lahaa Madaxweynaha Soomaaliya. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magacaabay Taliyaal Ciidan oo ay mas’uuliyadoodu laheyd dowladda Madaxweyne Farmaajo. DHAGEYSO  http://garsoornews.com/wp-content/uploads/2017/05/Ahlu-Sunna.mp3 Garsoor...

May 15, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa dhaliilay qaabka loo qaado Cashuuraha ka soo xarooda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Xeer Ilaaliyaha ayaa hoosta ka xariiqay in lacago cadaan ah oo ay shakhsiyaad qaadayaan lagu dhex arko Garoonka, isla markaana loo baahan yahay in lagu gudbo arrintaasi. Axmed Cali Daahir waxa uu hoosta...