Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka

January 13, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 11-12 January 2017-da. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda...

January 12, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta ku guul-dareystay in uu noqdo Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa jeediyay hadal dad badan Soo Jiitay. Faarax Sheekh Cabdulqaadira ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormarka Soomaaliya iy sidii ay Soomaaliya ku guuleysan laheyd. Garsoor...

January 12, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) —  Waxaa la soo afjaray Tirinta codadka musharaxiinta u tartamaya Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Natiijada Hordhaca ah ayaa muujineysa in uu kursigaasi markale dib u helay Mahd Cabdalla Cawad oo ka guuleystay xildhibaankii la tartamayay ee Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi. Tani ayaa ka dhigan...

January 12, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Waxaa la soo gaba-gabeeyay tirinta codadka Musharaxiintii u tartamayay Kuxigeenka Koowaad ee Gudoonka Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Tiijada hordhaca ah ee hada soo baxaysa ayaa muujineysa in Kuxigeenka Koowaad ee Gudoomiyaha Barlamanka uu ku guuleystay Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudeey oo ka guuleystay Faarax Sheekh Abdulqaadir. Cabdiwali...

January 12, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — LIVE: Toos u Daawo Tirinta Codadka Wareega 2aad ee Doorashada: Garsoor Online — MUQDISHO ...

January 12, 2017

HOBYO (Garsoor Online) — Wararka laga helayo Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ku dhawaad 35 xubnood oo Kaluumeysto Ajnabi ah Maxkamad lagu soo taagay halkaasi. Kaluumeysatadan Ajaanibta ah ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay Ciidamada gobolada Galmudug, waxana lagu eedeeyay in si sharci daro ah ay uga kaluumeysanayeen xeebaha Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan...

January 12, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Siyaasiyiin ka soo jeeda gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa ku baaqay in xilka laga tuuro Shariif Xasan Sheekh Aadan oo lagu eedeynayo in uu ku fashilmay hogaanka Koofur Galbeed Soomaaliya. Shariif Xasan Sheekh Aadan Gudoomiyaha Gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa la kulmaya mucaaradadii ugu weyneyd tan iyo markii uu xilkan qabtay. Arrimaha...

January 12, 2017

DJIBOUTI (Garsoor Online) — Waddo Tareen oo isku xirta dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa Xariga laga jaray. HADABA DAAWO MUUQAALKAN: Garsoor Online — DJIBOUTI ...

January 12, 2017

TOOS U DAAWO DOORASHADA KUXIGEENADA GUDOONKA BARLAMANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA. ...

January 12, 2017

GAROOWE (Garsoor Online) — Gudoomiyaha Gobolada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay waxqabadka maamulkiisa sanadkii tagay ee 2017ka, waxana uu sheegay in waxbadan uu u qabsoomay isaga iyo xogheynada la shaqeeya. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamay in ay guul weyn ka gaareen la dagaalanka Argagixisada, isagoo ku faanay in ay fashiliyeen falal...

January 12, 2017

GADOON (Garsoor Online) — Gudoomiyaha deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ka warbixiyay dilal salka ku haya Aanooyin qabiil oo ka dhacay halkaas. Cabdi Axmed Yuusuf ayaa tilmaamay 5 ruux ay ku dhaawacmeen dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee salka ku hayay Aanooyinka qabiil, waxana uu muujiyay in ay wadaan dadaal ay ku hakinayaan colaadan. Gudoomiyaha...

January 11, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Waa wax adag in aad saadaal ka bixiso doorashada Madaxweynanimada ee dhici doonta maalmaha soo aadan, hase ahatee cashir ayay Soomaalidu ka barteen in dib loo doorto Afhayeen Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Doorashadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka waxa ay aheyd mid muujineysa ififaalo dad badan aysan hore u fileen iyo mid dad...

January 11, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Waxaa goordhaw soo gaba-gaboobay tirinta codadka doorashadii Afhayeenka Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxana soo baxaya natiijooyin hordhaca. Inkastoo wali aysan Gudigu ku dhawaaqin Natiijada Rasmiga ah ayaa hadana waxaa soo baxay natiijooyin hordhaca oo muujinaya in Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ku guuleystay xilkaasi. Doorashada...

January 11, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Doorashada Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya oo la filayo in saacadaha soo aadan ay bilaabto ayaa waxaa la soo warinayaa in Hoolka doorashada ay gaarayaan xubno kala duwan oo ka socda Beesha Caalamka. Suxufiyiinta ku sugan Hoolka Doorashada ayaa sheegaya in Dublomaasiyiin caalami ah iyo Kormeerayaal fara badan ay ku sugan yihiin Madasha...

January 11, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo loo diidayo isticmaalka Gaadiid iyo dadka, waxana lagu arkayaa wadooyinka Ciidamo fara badan oo aad u xaqiijinaya Amaanka. Wadooyinka qaar waxaa lagu jiray Ciid sidii buur oo kale loo dhisay, halka meelaha qaar la qoday, iyadoo u jeedku yahay in Gaadiidka aysan ka soo...

January 10, 2017

TORONTO (Garsoor Online) — Ra’iisal Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa Wasiirada waxa uu u magacaabay Wasiirka Socdaalka Axmed Xuseen oo ah muwaadin ka soo jeeda dalka Soomaaliya  kana mid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka Canada. Axmed Xuseen ayaa sanadkii 1996dii galay dalka Canada isagoo qaxooti kana soo qaxay magaalada...

January 10, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro. Madaxwweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada...

January 10, 2017

NIAROBI (Garsoor Online) — Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo bixiyay Wareysi Gaar ah ayaa sheegay in Markasta ay xil iska saran ilaalinta dadk Rayidka ah ee ku nool Soomaaliya. Sheekh Cali Dheere oo Wareysigan lagu weydiiyay Su’aalo badan ayaa waxa uu ka hadlay farqiga u dhexeeya Muslimiinta Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya ee Al...

January 10, 2017

CADAADO (Garsoor Online) — Kulan ay maanta yeesheen 54 xubin oo ka tirsan Golaha Deegaanka gobolada Galmudug, uuna shir gudoominayay Kuxigeenka koowaad ee Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ayaa waxa ay kalsoonidii kala noqdeen Gudoomiye Guuleed, iyagoo ku eedeeyay in uu dayacay shaqadii loo igmaday. Hase ahaatee, Cabdikariim Xuseen Guuleed Gudoomiyaha gobolada Galmudug oo...

January 9, 2017

ZURICH (Garsoor Online) — Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka C.Ronaldo ayaa waxaa loo doortay weeraryahanka kooxda isagoo abaalmarintan ka dulqaaday ciyaaryahanada kala ah Griezmann iyo L.Messi Weeraryahanka Kooxda Real Madrid ayaa mar kale noqday ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka xili uu isla sanadkan ku guuleystay  xidiga Aduunka ee abaalmarinta France Magazine...

January 9, 2017

DHUS-MAREEB (Garsoor Online) — Maamulka Ahlusunna ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi waxa ay u magacaabeen Saadaq Sheekh yuusuf Direed oo maanta laga qaaday xilka Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi. Warbaahinta ayaa maanta horey u sii saadaalineysay in Saadaq Sheekh yuusuf Direed uu noqon doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Ahlusunna. Xildhibaanada Baarlamaankan...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madxaweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay garoonka  diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Maamulka HirsChabeelle, Xili uu ka soo noqday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee uu howlo shaqo  ku tegay. Mudane...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo  Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Khudabadaha Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo shalay bilaabatay ayaa maanta la soo gaba...

January 9, 2017

BOOSAASO (Garsoor Online) — Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwalli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay degmada Qandala ee gobolka Bari, oo lagala wareegay kooxda Daacish. Wafdiga madaxweynaha maamulka Puntland oo ay kamid ahaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa safarkooda wuxuu ahaa mid si weyn loo hadal hayay labadii maalin ee...

January 9, 2017

DHUS-MAREEB (Garsoor Online) — Madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee goboladda dhexe ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mid kamid ah madaxweyne ku xigeenada maamulkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ayaa waxaa lagu shaaciyay in xilkii laga qaaday Saadaq Sheekh Yuusuf oo kamid ahaa madaxweyne ku xigeenada maamulkaasi. Muxidiin Cali Jimcaale...

January 9, 2017

BALADWEYNE (Garsoor Online) — Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay Guddoomiyaha degmada Baladweyne, Guddoomiye kuxigeenka degmadaasi iyo Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan, sida ay SONNA u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Guddoomiyaha Degmada Baladweyne ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim halka Guddoomiye...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ahna Musharax u traagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu maanta xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbad uu uga hadlayay wax qabadkiisa hadii la doorto. Prof. Ibi oo jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabaneysay...

January 9, 2017

BAYDHABO (Garsoor Online) — Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Maxamed (Watiin) ayaa waxa uu ka hadlay ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo. C/laahi Cali Maxamed (Watiin) Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxa uu sheegay ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo in uu yahay mid la isku haleyn karo. Guddoomiye Watiin ayaa dhalinyarada...

January 9, 2017

CADAADO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa ka hadlay mooshin ay ka diyaariyeen xildhibaano badan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug. Jawaabtaan ayuu Cabdikariin Guuleed bixiyay saacado kadib markii mooshin cusub ay ka gudbiyeen xildhibaanada Galmudug. Madaxweynaha Galmudug wuxuu ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka inay...